Dagaal goor dhow ka bilowday Magaalada Muqdisho & Wararkii ugu dambeeyey

Dagaal ayaa goor dhow salaadii casir ka hor waxaa uu ka dhacay magaalada Muqdisho kaasoo dhexmaaray labo ciidan oo iska soo horjeeda. Wararka ayaa sheegaya in dagaalkan uu ka dhacay degmada Shingaani gaar ahaan inta u dhexeysa xaruntii Madbacada Qaranka & xarunta ciidanka taraafikada. Dadka degaanka ayaa sheegaya in la isku adeegsaday hub fudud iyo … Continue reading Dagaal goor dhow ka bilowday Magaalada Muqdisho & Wararkii ugu dambeeyey